Borama News Network

Muxuu Imaaraadka u doonayaa martigelinta shirka Ruushka iyo Ukraine?

Imaaraadka Carabta ayaa u sheegay Mareykanka in uu dalkaasi doonayo in uu martigeliyo wadahadallo lagu soo afjarayo dagaalka Ukraine, wadahadalladaasi oo ugu dambeyntii keeni kara shir-madaxeed nabadeed oo dhexmara madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskiy.

Warbixintan ay Reuters qortay oo soo xiganeysa dhowr sarkaal oo arrintan la socda ayaa waxaa noo soo koobaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

 

Related posts

“Madaxwayne Muuse Biixi Iyo Ina Kaahin Wali Waxay Joogaan Qaaxo Ee Ha Loogu Dhaarto In Ay Aanay Joogin” Xildhibaan Khadar Guun

Abdiaziz Bnnstaff

“Israa’iil ma waxay qorsheynaysaa inay disho hoggaamiyaha ugu sarreeya Iiraan Ayatollah Khamenei”?

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo Gudi U Saartay Xadhiidhka Ka Dhaxeeya Axmed Madoobe Iyo Alshabaab

Abdiaziz Bnnstaff