Borama News Network

NISA Oo Sheegtay In Howlgal Qorsheysan Ay Ku Dishay Sarkaal Katirsan “AS

War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa lagu faah-faahiyay howlgal qorsheysan oo ka dhacay Gobolka Shabeelaha Dhexe Dowlad-Goboleedka Hir-Shabeelle oo lagu dilay sarkaal katirsan ‘AS’

Warka NISA ayaa intaas lagu daray in Hoggaamiyaha la dilay lagu magacaabo Yuusuf Dhegnaas iyada oo lala beegsaday in ka badan 20 dagaalame oo katirsan ‘AS’ sida lagu sheegay warsaxaafadeedka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka soosaartay.

Halkaan ka aqriso Xogta:

Related posts

Xisbullah Ayaa Weerartay Israel Weerarkaasi Oo Jawaab u Aheyd Dilka Afar Xubnood Oo Hoggaamiye Ku Jiro

Abdiaziz Bnnstaff

DEG DEG :- Somaliland Oo Shaacisay Saddex Qodob Oo Iska Bedelay Heshiiskii Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

Isra’il oo duqeyn ku dishay abaanduule sare oo ka tirsan Xisbullah

Abdiaziz Bnnstaff