Borama News Network

Qaar Ka Mid Ah Gobolada Maraykanka Oo Waajaha Kulayl Daran Hala Ay Qaar Kalena Waajahaan Qabow Xad Dhaaf Ah

Kulayl iyo qabow aad u daran ayaa toddobaadkan la filayaa in saraakiisha Maraykanku ay uga digaan dadka deggan Koonfur Galbeed inay taxaddar muujiyaan.

Kuleylku ayaa ka socda bariga, halka roobab mahiigaan ah iyo daadad ay biyo gelin karaan qaybo ka mid ah Rockies iyo Waqooyi Galbeed.

Warbixin ay qortay wakaaladda wararka ee Reuters waxaa inoo haysa Sahra Ciidle Nuur.

 

Related posts

Sacuudiga oo maanta laga tukanayo Salaad Roob-doon ah Boqorka dalka Sacuudiga Boqor Salmaan

Abdiaziz Bnnstaff

Wasiir Toore Oo War Cusub Ka Soo Saaray Xaalada Dhaqaale Ee Somaliland

Cimraan Khan oo qeylo dhaan ka soo dhex diray xabsiga iyo nolosha dhabta ee uu ku nool yahy

Abdiaziz Bnnstaff