Borama News Network

Qiimaha Maciishada Ee Suuqyada Magaalada Muqdisho Oo Waajahaya Sicir Bararkii Ugu Xoogana Iyo Bulshadii Danyarta Ahayd Oo Walaacsan

Qiimaha lagu iibiyo raashiinka qutul daruuriga ah ee Soomaaliya ayaa kordhay xilli lagu guda jiro bisha Ramadaan.

Dhaqaale yahanka Soomaalida ayaa qaba in arrintaan ay salka ku hayso mashaakil dabiici ah iyo saameyn uga timid dhibaatada badda cas iyo qalalaasaha ka taagan meelo kamid ah caalamka.

Related posts

Dowlada Soomaaliya Oo Ku Eedeysay Itoobiya In Ay Hor Istaagtay Wafdigii Madaxweyne Xasan Shiikh

Abdiaziz Bnnstaff

Taliska Booliska Somaliland Oo War Ka Soo Saaray Hawlaha Shaqo Ee Booliska Somaliland Fariina U Diray Shacabka Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Oo Gaadhay Furumaha Dagaalka Ee Gobolka Shabeelaha Hoose

Abdiaziz Bnnstaff