Borama News Network

Ruushka oo gacanta ku dhigay nin looga shakiyay dilkii janaraalkii Ruushka

Laamaha amniga dalka Ruushka ayaa sheegay in ay gacanta ku dhigtay nin u dhashay dalka Uzbekistan , kaas oo looga shakisanyahay inuu ka dambeeyay dilki janaraalkii saree e ciidamada ilaaladaa hubka nukliyeerka Ruushka, Igor Killov, iyo ku xiigeenkiisa e lagu dilay qarax lagu dilay magaaladaa Moscow.

Lt Gen Igor Kirillov, madaxa hubka nukliyeerka, iyo ciidamada difaaca kiimikada (NBC), ayaa ku sugnaa dhisme deegaan ah subaxnimadii talaadada markii qalab lagu qariyay mooto lagu qarxiyay meel fog.

Laamaha ammaanka Ruushka ayaa sheegay, in ninka laga shakisanyahay uu u shaqeeynayay sirdoonka Ukraine, sida ay sheegeen wakaaladaha wararka dowladda Ruushka.

Ilo ka tirsan dalka Ukraine ayaa BBC u sheegay talaadadii, in dilka janaraalka iyo ku xiigeenkiisa, uu ahaa mid ay soo agaasimeen laamaha ammaanka ee Ukraine.

Related posts

Ruushka oo ka fiirsanaya adeegsiga hubka Nukliyeerka kadib weerarkii Ukraine ku qaadday

Abdiaziz Bnnstaff

Gantaal Laga Tuuray Dalka Yeman Oo Ku Dhacay Gudaha Isreal Iyo Khasaaraha Ka Dhashay Oo La Shaaciyay

Abdiaziz Bnnstaff

Dowalada Maraykanka Oo Ka Walaacsan In Farogelin Lagu Sameeyo Doorashadiisa Madaxtinimada

Abdiaziz Bnnstaff