Borama News Network

Ruushka Oo Weerar Culus Oo Dhimasho Sababay Ka Gaystay Ukraine

Wararka ka imaanaya Ukraine ayaa sheegaya in ugu yaraan 20 qof ay dhinteen 43 kalena ay ku dhaawacmeen kadib weerar uu Ruushku ku qaaday deegaanka Dobropillya, sida ay Ukraine sheegtay.

Magaalada ayaa dacda waqooyi-galbeed magaalada uu Ruushku heysto ee Donetsk.

Siddeed dhisme oo la deggan yahay iyo mid maamul ayay waxyeello ka soo gaartay weerarka oo dhacay xalay saqdii dhexe, sida laga soo xigtay waaxda gargaarka degdegga ah ee gobolka.

Related posts

“ Taariikhda May Dhicin In Xukuumad Ay Ka Hor Yimaadaan 70 Xildhibaan “ Xildhibaan Maxamed Abiib

Abdiaziz Bnnstaff

Tirada dadka ku dhaawacmay dhul gariir ka dhacay Taiwan oo dhaaftay 1,000 qof

Abdiaziz Bnnstaff

Dowladaha Somaliya Iyo Turkiga Oo Mar Kale Kala Sexeexday Heshiis Cusub

Abdiaziz Bnnstaff