Borama News Network

Shacabka Niger oo dalbaday in ciidamada Mareykanku ka baxaan dalkooda

Boqolaal qof ayaa Sabtidii isugu soo baxay jidadka caasimada dalka Niger, iyagoo dalbnaya inay dalkaasi ka baxaan ciidamada Maraykanku, kadib markii milatariga dalkaasi maamulaa ay ku sii socdeen istaraatijiyadoodii ay kusoo afjarayeen heshiiskii Milatari ee ka dhaxeeyey Maraykanka islamarkaana ay soo dhaweeyeen tobabarayaal Ruush ah.

 

Related posts

Soomaaliya Iyo Hindiya oo kawada hadlay fududaynta Dalka ku galka

Abdiaziz Bnnstaff

Komishanka Doorashooyinka Qaranka ayaa maanta daah-furay Ololaha Wacyigalinta Codbixiyeyaasha.

Abdiaziz Bnnstaff

War Cusub Oo Ka Soo Kordhay Khalaafkii Hogaanka Urur Siyaasadeedka Hilaac

Abdiaziz Bnnstaff