Borama News Network

Shirkadda WhatsApp Oo War Cusub Soo Saartay Iyo Waxyaabaha Ku Soo Kordhay WhatsApp

Madaxa WhatsApp ayaa sheegay in tobanaan milyan oo qof ay si qarsoodi ah u isticmaalayaan habab farsamo si ay ah u galaan barta iyaga oo ku sugan wadamada laga mamnuucay.

Will Cathcart ayaa ka hadlayay wareysi uu siiyay BBC-da.

Waxa uu sheegay in uu ku hanweyn yahay in uu si gaar ah ula xiriiro meelaha ay ku sugan yihiin dowladaha kalitaliska ah.

Whatsapp ayaa laga xiray wadamo ay ka mid yihiin Iran, North Korea iyo Syria.

Bishii hore Shiinuhu wuxuu amar ku siiyay Apple inuu joojiyo soo dejinta app-ka ee iPhones.

Whatsapp-ka waxaa isticmaala ku dhawaad ​​laba bilyan oo qof adduunka ku nool, taas oo Mr Cathcart uu ku tilmaamay mid maskaxda lagu hayo.

Related posts

Madax Dacwad Oogaha Maxkamada ICC Oo Kulan La Qaatay Hogaamiyaha Suuriya

Abdiaziz Bnnstaff

Saaxibada Soomaaliya Oo War Ka Soo Saaray Khilaafka Dowladda Federaalka Iyo Jubaland .

Abdiaziz Bnnstaff

Dowladaha Soomaaliya iyo Tanzania oo maanta heshiisyo muhiim ah ku kala saxiixday magaalada Muqdisho

Abdiaziz Bnnstaff