Borama News Network

Soomaaliya Oo Dadka Socdaalaya Qasab Uga Dhigtay Tallaalka Xanuunnada Faafa

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ay soo saartay ku wargelisay dadka soo galaya kana baxaya Soomaaliya inay qasab ku tahay inay qaataan tallaallada ay ka midka yihiin:

1: Tallaalka ka hortagga duumada (Yellow Fever)

2:Tallaalka Dabaysha (Oral Poliomyelitis Vaccine)

3: Tallaalka Qaaxada Maskaxda (Quadrevalent Neisseria Meningitis Vaccine)

Arrintan ayaa la sheegay inay dhaqan-gashay 1-da Febraayo 2025.

Related posts

Maamulka Puntland Oo Magaalada Boosaaso Ka Raafaya Boqolaal Oromo Ah Oo Looga Shikiyay Amni Darada Magaalada

Abdiaziz Bnnstaff

Hal qof oo ku dhintay shil diyaaradeed oo ka dhacay degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool

Abdiaziz Bnnstaff

Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Afur Wadareedka Sida Joogtada Ah Loogu Sameeyo Dalka Sudan

Abdiaziz Bnnstaff