Borama News Network

Suuqyada Aasiya oo ka gilgishay saameynta canshuuraha Trump

Suuqyada saamiyada ayaa si weyn hoos ugu dhacay Qaaradda Aasia, iyadoo cashuuraha uu Madaxweyne Donald Trump uu ku soo rogay dalalka caalamku uu jahwareer xooggan abuuray.

Suuqa Nikkei 225 ee dalka Japan ayaa wajahay hoos-u-dhac 6.3%, halka Hang Seng ee Hong Kong uu hoobtay 9.8%.

Saamiyada bangiyada Ingiriiska ee HSBC iyo Standard Chartered oo xidhiidh la leh Hong Kong ayaa sidoo kale si weyn u hoos u dhacay.

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump oo la hadlayay wariyayaasha ayaa difaacay siyaasaddiisa cashuuraha isaga oo sidoo kale sheegay in mararka qaarkood ay habboon tahay in la qaato daawo I wax loo haggaajiyo.

Related posts

Puntland oo sheegtay in goobihi ay Daacish ka qabsatay kala kulantay ‘wax lama filaan ah’

Abdiaziz Bnnstaff

Odaygii Hadlay U Jawaabi Maayee Waxaan Leeyahay Koomishanku Ha Cadeeyaan In Uu Ku Metelo Hadalkaasi” Murashax Ciro

Abdiaziz Bnnstaff

Madaxweyne ay si weyn u diidan yihiin Maraykanka iyo Dawladdaha Reer Galbeedka oo maanta markii sedexaad xilka loo dhaarinayo

Abdiaziz Bnnstaff