Borama News Network

Wada-hadallada Mareykanka iyo Iiraan waxay isu beddeli doonaan tallaabo militari”

Saraakiisha Mareykanka iyo Iiraan ayaa wada-hadallo aan toos ahayn toddobaadkii lasoo dhaafay ku yeeshay caasmadda Cumaan ee Muscat si ay u gaaraan heshiis cusub oo ku aadda barnaamijka nugliyeerka ee Iiraan.

Wareeggii ugu horreeyay ee wada-hadallada ayaa la sheegay inay haayeen kuwo fiican, iyadoo wareegga labaad lagu wado in lagu qabto Talyaaniga.

Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa Iiraan uga careysiiyay in Mareykanku ka bixi doono heshiiskii hore ee nukliyeerka ee ay wada gaaree Iiraan iyo quwadaha adduunka sanadkii 2018 uuna cunaqabateyn dhaqaale kusoo rogi doono.

Trump ayaa ka digay in Mareykanku qaadi doono tallaabo militari haddii wada-hadallada ay guul-darreystaan.

Related posts

Muuse Biixi Mucaarid Baan Ku Ahay Lkn Abtiyaashay Ma Necbi”cheif Caqil Rashiid Jaanbiir

Abdiaziz Bnnstaff

Raysal Wasaare Xamse ” Maqaamka Caasimasa Waxaa La Balan Qaaday In Aanan…

Abdiaziz Bnnstaff

Komishaka Doorashooyinka oo kulan la qaatay wefti uu hogaaminayo Safiirka Midowga Yurub Amb. Karin

Abdiaziz Bnnstaff