Borama News Network

Wareysi: Qeyla-dhaanta caalamka ee isbedelka cimilada Soomaaliya

Isbedelka Cimilada ayaa Soomaali ku leh saameyn dhan kastaba leh, waxaana jira dhibaatooyin ka dhasho oo ay ka yihiin fatahaadaha, abaaraha iyo kuleylka daran ee soo noq-noqda.

Haddaba, qeylo dhaanta caalamka ee Isbedelka cimilada Soomaalida ma u muuqataa, waxaa Sahra Cabdi Axmed ay ka waraysatey Wasiiru dowlihii hore ee wasaaradda Deegaanka iyo Isbedelka Cimilada haatan ah agaasimaha hayada Foresight for Practical Solutions Dr. Aadan Aw-Xirsi.

Related posts

Daawo Dood Xasaasiya:- Maxaa Keena In Dad Ajaanib Ah Loo Diri Shaqooyin Ay Qaban Karaan Muwaadiniintu

Abdiaziz Bnnstaff

Cabdi Nageeye Oo Ku Guuleystay Tartanka Marathon-ka New york

Abdiaziz Bnnstaff

“Ina Kaahin intii uu Daahir Rayaale xilka hayay maalin abaabul inqilaab iyo jabhadeed ayuu waday”

Abdiaziz Bnnstaff