Borama News Network

Weerar ay dad ku dhinteen oo ka dhacay misaajida ku yaala dalka Cumaan

Booliiska dalka Cumaan ayaa sheegay in afar qof ay ku dhinteen dhowr kalena ay ku dhaawacmeen rasaas ka dhacday masjid ku yaalla deegaanka Wadi al-Kabiir oo u dhow magaalada caasimadda ah ee Muscat.

Faah faahin badan lagama hayo weerarka, balse wararka qaar ayaa sheegaya in ugu yaraan hal nin oo hubeysan uu ku furay rasaas goobtaasi islamarkana uu adeegsanayay qori ah nooca darandooriga u dhaca.

Booliiska dalkaasi ayaa sheegay in ay xakameeyeen weerarka, islamarkana ay baarayaan.

Related posts

Madaxwayne Xasan Sheekh Iyo Raysal Wasaare Abiy Ahmed Oo Kulan Fool Ah Yeelanaya Ka Dib Xiisada Ka Dhalatay Heshiiskii Itoobiya Iyo Somaliland

Abdiaziz Bnnstaff

Shacabka Magaalada Muqdisho Oo Si Wayn Usoo Dhaweeyay Heahiiskii Somaliya Iyo Turkiga

Abdiaziz Bnnstaff

Maanta Taariikh Cusub Ayaanu Samaynay Somaliland Baana Guulaysatay” Murashax Ciro

Abdiaziz Bnnstaff