Borama News Network

Xaalada Niarobi Oo Cakiran Iyo Xaruntii Baarlamaanka Oo Qayb Ka Mid Ah Dab La Qabadsiiyay

Banaanbaxyada looga soo horjeedo Canshuur-kordhinta Kenya oo sii xoogeystay, iyadoo dad caraysan ay xoog ku galeen Xarunta Baarlamaanka oo ka shirayay sharciga cusub ee maaliyadda.

Labo kamid ah dadka banaanbaxa dhigayay ayaa lagu dilay banaanka Baarlamaanka, waxaana lagu soo waramayaa in xaaladda ay kasoo darayso, oo Nairobi Maanta jawiga ka duwan yahay sidii hore.

Related posts

Xiisada Jubaland Iyo Dowlada Fadaraalka Somaliya Oo Cirka Isku Sii Shareeraysa Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay

Abdiaziz Bnnstaff

“Waa Cadawga Gudaha Labadaa Xildhibaan ee Jabuuti Taageeray” Afhayeenka Ururka Waaberi

Abdiaziz Bnnstaff

Isreal Oo Weeraradii Ugu Cuslaa Ku Qaaday Magaalada Qaza

Abdiaziz Bnnstaff