Borama News Network

1.5 milyan qof oo sanadkan gudanaya xajka xilli aysan reer Gaza nasiib u yeelan

In ka badan hal milyan iyo bar qof oo Muslimiin Xujaay ah ayaa ku suggan magaalada Mecca ee dalka boqortooyada Sacuudiga si ay u gutaan mid ka mid ah shanta tiir ee Islaamka.
Xajka sanadkan ayaa ku soo beegmay iyadoo uu dagaal ka socdo magaalada Gaza oo ay ku dhimanayaan dad rayid ah, Falastiniyiin hal milyan ka bandanna ay macluul halis ugu jiraan.

Related posts

Maxkamada ICJ Oo Go’aan Ka Soo Saaray Dacwadii Ka Dhanka Ahayd Israel

Abdiaziz Bnnstaff

“Madaxweyne Muuse isagoo reer Baligubadle ah inuu Gabilay soo saxeexo qalad bay aheyd” Xildhibaan Khadar

Abdiaziz Bnnstaff

“Cabdiraxmaan Cirrooy Car Doorasho Ayanan Ku Heshiin Dalka Haka Dhacdo….”Gud Rooda Cabdi Muuse.

Abdiaziz Bnnstaff