Borama News Network

Dowlada Somaliya Oo Codsi U Gudbisay Midowga Africa Iyo Nuxurka Uu Xambaarsayahay Codsiga Ay Somaliya Gudbisay

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa codsi u gudbisay Midowga Afrika oo ku saabsan hawlgalka ciidamada caalamiga ah ee wixii ku dambeeya bisha December ee sannadkan.

Codsigan ayaa la xiriira ciidamo caalami ah oo howlgalka kala wareega ciidamada ATMIS oo qorshuhu yahay in howlgalkooda lasoo geba-gebeeyo bisha December ee 2024.

Dhamaadka sanadkan 2024 ayaa la qorsheeynayaa in Ciidamada ATMIS ee Hawlgalka U jooga Soomaaliya ay gabi’aahaan dalka isaga baxaan waxaana dawladu ay raadineysaa Ciidankii bedeli lahaa Hawlha Midowga AFrika Soomaaliya ee ATMIS.

Related posts

Hirshabeelle oo ku dhawaaqday in ay qaadeyso Howlgallo ka dhan ah AS

Abdiaziz Bnnstaff

WARAYSI XIISO LEH: Gudoomiyqha Ururka Hilaac Prof: Ahmed Ismail Samatar

Mustafe haji

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Garoowe

Abdiaziz Bnnstaff