Borama News Network

Madaxwayne Xasan Sheekh Maxamuud Iyo Wafti Uu Hogaaminayo Oo Gaadhay Magaalada Garoowe

Wafdi uu Hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray Magaalada Garowe .

Madaxweynaha iyo Wafdigiisa ayaa ka qayb galaya Xaflada Caleema saarla madaxweynaha la doortay ee Puntland Saciid Cabdullaahi Deni .

Amniga Magaalada Garowe ayaa aad loo adkeeyay waxaana halkaas ku sugan Wafuud kala duwan oo ka qayb galaysa Xaflada Caleema saarka .

Related posts

LAASCAANOOD : Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay

Abdiaziz Bnnstaff

Somaliland Oo Qarka U Saaran In Ay U Jihayso Khilaaf Culus Oo Ku Saabsan Arimaha Doorashooyinka

Abdiaziz Bnnstaff

Hadii Aan Shalay Madi Ahayn Maanta Waxaan Helnay Walaal Garabkeena Taagan”Wasiiru Dowladaha Amniga Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff