Xiliga Uu Dhacayo Caleema Saarka Axmed Madoobe Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay
Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka socota Qaban qaabadii u dambeysay ee xaflada caleema saarka Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) iyadoo la filayo in...