Category : Somali News
Qaramada Midoobey: 14 sano Ayey Qaadan Doontaa si Loo Nadiifiyo Qasa
Buruburka faraha badan ee uu ka tagay dagaalka Qasa, oo ay ku jiraan walxo aan qarxin, ayaa qaadan kara afar iyo toban sano si loo...
Erdogan: “Waxaan Jarnay Xidhiidhkii Naga Dhaxeeyey Israa’iil, Dhammaantiisba Waa Jarnay”
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan, oo khudbad ka jeediyay shirka 5-aad ee golaha baarlamaanka ee Qudus, si gaarana uga hadlayey xiriirka dalkiisa iyo Israa’iil ayaa...
Webiga Shabeelle Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Ku Fataho Baladweyne Iyo Digniin Loo Diray Dadka Degen Agagaarka Wabiga
Cabsi xooggan oo ka dhalatay biyaha sii kordhaya ee Webiga Shabeelle ayaa ka taagan Magaalada Baladweyne xarunta Gobolka Hiiraan iyo Deegaannada kale ee u dhow...
Xuutiyiinta Dalka Yeman Oo Beegsaday Markab Laga Leeyahay Ingiriiska
Xuutiyiinta Dalka Yemen ee muddooyinkii dambe beegsanayay Maraakiibta u socota dhinaca Israaiil, kuwa ay leedahay iyo kuwa sida gaar ah ugu adeega waddamada reer galbeedka...
Madaxwayne Xasan Sheekh Oo Kulan Ka Qaatay Madaxwaynaha Dalka Tanzaniya Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Daarusalaam kula kulmaya Madaxweynaha Dalka Tanzania oo ay kawada hadlayaan arrimo khuseeya labada Dal. Wasiirka Warfaafinta...
Ardayda Jaamacadda Columbia oo kordhiyay bannaanbaxa ay ku taageerayaan Falastiin
Ardayda Jaamacadda Columbia University ee Dalka Maraykanka ayaa kordhiyay dibadbaxyada ay ku taageerayaan shacabka Falastiin ee dhibaatooyinka xooggan kala kulmaya ciidanka Israaiil ee garabka ka...
Dalka Uk Oo Markii Ugu Horaysay Laga Bilaabay Talaalka Cudurka Kansarka Ku Dhaca Maqaarka
Tijaabo muhiim ah oo ah talaalkia mRNA oo ah kii ugu horeeyay adduunka ee nooca kansarka maqaarka ee dilaaga ah – melanoma – ayaa hadda...
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan oo markii ugu horeysay qof muslim ah u magacaabay Wasiirka Arimaha Dibadda
Madaxweynaha Koonfurta Suudaan Salva Kiir ayaa xilka ka qaaday Wasiirkiisii Arrimaha Dibadda oo xilka hayay wax ka yar muddo hal sano ah. James Pitia Morgan,...