Borama News Network

5 Qof Oo Ku Dhintay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Degmada Luuq Ee Gobolka Gedo Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Dagaalkaasi

Wararka naga soo gaaraya degmada Luuq ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in ugu yaraan shan qof oo saddex ka mid ahi ay dumar ahaayeen lagu dilay, iska-hor-imaad halkaasi ku dhexmaray laba malleeshiyo beeleed.
Wararka ayaa sheegaya, in la gubay Suuqa weyn ee degmada Luuq. Haddaba, sida ay wax u dhaceen iyo xaaladda ay hadda degmada ku sugan tahay ayuu wariyaha VOA-da ee Kismayo, Adan Maxamed Salad uu weydiiyay Ugaas Cabdirashid Ugas Bilow Ugas Xandulle oo ka mid ah odayaasha dhaqanka ee deegaanka.

Related posts

Khaliif Adag Oo Ka Dhex Aloosan Culimada Suufiyiinta Iyo Salefiyiinta Iyo Waxyaabaha Uu Salka Ku Hayo Khilaafkaasi

Abdiaziz Bnnstaff

Saraakiil Booliska Somaliland Ka Tirsan Oo Lagu Eedeeyay In Ay Ololaha Kulmiye Ku Biireen

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Turkiga Oo Doomo Casri Ah Ku Wareejisay Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff