Borama News Network

Dowlada Jabuuti Oo Sheegtay In Ay Weli Jawaab Ka Sugeyso Itoobiya Oo Ay U Balanqaaday Deked Ay Si Gaar Ah Wax Ugala Soo Degto

Dowladda Jabuuti ayaa sheegtay inay Ethiopia ka sugayso jawaab ku aadan deked ay Jabuuti ku yaboohday inay Ethiopia isticmaasho si loo yareeyo xiisadda ka dhex-jirta Soomaaliya iyo Ethiopia.
Jabuuti ayaa bilowgii bishan ku dhawaaqday inay Ethiopia siinayso dekedda dhinaca waqooyi ee Tajuura. Jabuuti ayaa aaminsan in isticmaalka dekedda Tajuura uu kor u qaadi karto ganacsiga gobolka iyo hagaajinta xidhiidhka kaabayaasha dhaqaalaha ee Itoobiya iyo Jabuuti.

Wasiirka Arrimaha dibedda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa wareysi uu siiyay weriyaha VOA, Peter Clotty wuxuu kaga hadlay arrintan.

Related posts

“Guryahaa Loogu Daatay Oo Waa La Jir Dilay Dhalinyaradii Iyo Aqoonyahankii Gobolka Awdal.” Gudoomiye Fadxudiin

Abdiaziz Bnnstaff

Waan Ka Xumahay Fal Dambiyeedkii Cabdinasir Muuse Dahable Naftiisa Ku Waayay Murashax Cabdiraxman Ciro

Abdiaziz Bnnstaff

“Waa in Daaci saalax 24 saacadood gudahooda na loogu soo xidhaa, hadii kale..” Hablaha Hargeysa

Abdiaziz Bnnstaff