Borama News Network

Deg Deg:- Somaliya Oo Ilaalinta Iyo Difaaca Bada Somaliyeed Ku Wareejisay Dowlada Turkiga

Golaha wasiirada ee xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa meel-mariyay heshiis la xiriira difaaca iyo dhaqaalaha badda oo dowladda Soomaaliy la gashay dowladda Turkiga.

Kulan ay yeesheen golaha wasiirrada Soomaaliya isla markaana uu shir guddoomiyay raysal wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu saxiixay heeshiiskan.

Dhawaan ayay ahayd markii wasiirrada difaaca ee labada dal waa Soomaaliya iyo Turkig’e ay wada gaareen heshiiskaan.

Heshiiskaan ayaa la filayaa in faahfaahin uu ka bixiyo madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta lagu wado in uu khudbad ka horjeediyo labada gole ee baarlamaanka Soomaaliya.

Related posts

Daawo War Cusub Oo Ka Soo Baxay Heshiiskii Somaliland Iyo Itoobiya

Abdiaziz Bnnstaff

Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi Oo Mar Kale Faahfaahin Ka Bixisay Heshiiska Ay Itoobiya La Gashay Iyo Xogo Cusub

Abdiaziz Bnnstaff

” Xasan Sheekh, Salaad sahwi Ayaa ku Dhacay” Xildhibaan Guruuje Oo Si Adag Ugu Jawaabay Madaxwayne Xasan Sheekh

Abdiaziz Bnnstaff