Borama News Network

Mareykanka Oo Ku Hanjabay Cunaqabateyn Ka Dhan Ah Turkiga Iyo Ruushka

Dowladda Mareykanka ayaa dardar-gelineysa dadaalladeeda ku aadan dhaqan-gelinta xayiraadaha ka dhanka ah Ruushka. Washington, ayaa dhawaan shaacisay cuna-qabateyn cusub oo ay ku beegsaneyso hey’adaha maaliyadda ee xiriirka ganacsi la leh Ruushka.

Tallaabadaasi ayaa dhici karta in ay dhaawacdo dhaqaalaha Turkiga, oo xiriir ganacsi oo toos la leh Ruushka.

Related posts

Madaxweyne Hore Farmaajo oo Madaxweyne Xasan Sheekh uga Digay Doorasho aan loo Dhameyn.

Abdiaziz Bnnstaff

Dowlada Somaliya Oo War Ka Soo Saartay Xabad Joojinta Ka Dhaqan Gasha Magaalada Gaza

Abdiaziz Bnnstaff

Warbixin:- Dhacdooyinka Ku Xeeraan Xukunkii Dilka Ahaa Ee Lagu Riday Sayid Cali

Abdiaziz Bnnstaff