Borama News Network

Dhegayso:- Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Xiisadda Soomaaliya Iyo Itoobiya

Waxaa isa soo taraya baaqyada loo jeedinayo Soomaaliya iyo Itoobiya inay qaboojiyaan xiisadda diblomaaisyadeed ee u dhaxaysa, kadib markii murankii ka dhashay is-afgaradkii 1-dii bishan ay wada saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland.

Baaqii ugu dambeeyey waxa uu ka yimid urur goboleedka IGAD oo ka kooban 8 waddan, labada waddanna ay ka mid ahaayeen kuwii aasaasay.

Related posts

Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo shir gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya.

Abdiaziz Bnnstaff

Xildhibaanada Golaha Wakiilada oo Albaabada Isku Xidhay iyo Arrimaha ay ka Wadahadleen

Abdiaziz Bnnstaff

“Muuse shalay isaga lahaa Jabuutaawi ayaan ahay goor uu celiyey dhalashadii Jabuuti…”Caddaani

Abdiaziz Bnnstaff