Borama News Network

Faahin-faahino Dheeraad Ah Oo Ka Soo Baxaya Dagaalladii ugu dambeeyey ee Puntland iyo Daacish

Saraakiil ka tirsan ciidamada Puntland ayaa lagu dilay, askar kalena waa lagu dhaawacay qaraxyo lagula eegtay buuraleyda Caal Miskaad, halkaas oo toddobaadyadii u dambeeyay ay ka wadeen howlgal ay Puntland dooneyso in maleeshiyada Daacish kaga saarto saldhigyo ay ku leeyihiin buuraha.

Saraakiisha Puntland dhinacooda waxay sheegeen in 13 ka tirsan maleeshiyada daacish ay ku dileen dagaaladan ugu dambeeyay ee shalay iiyo maanta.

Wariyaha VOA Faaduma Yaasiin Jaamac ayaa wararkii ugu dambeeyay ee howlgalkan weydiisay afhayeenka Ciidamada Puntland Maxamud Maxamed.

Related posts

Maamulka Jubaland Oo Beenisay Eedeyn Ka Timid Dowladda Federaalka Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff

Israaiil Oo Aad u Dhibsatay Go’aanka Antonio Guterres Uu Ku Garab Istaagayo Shacabka Falastiin

Abdiaziz Bnnstaff

Deeg Deg:- Dowlada Somaliya Oo Si Rasmi Ah U Shaacisay In Itoobiya Laga Reebay Ciidamada Ka Hawlgali Doona Somaliya

Abdiaziz Bnnstaff