Sargaal Sare Oo Ka Tirsanaa Alshabaab Oo La Sheegay In Uu Dowlada Isku Soo Dhiibay

Wararka ka imaanaya gobolka Bakool ayaa sheegaya, in halkaasi lagu soo bandhigay sarkaal la sheegay inuu ka tirsanaa Al-Shabaab.

Sarkaalkan Shabaabka ah ayaa isku soo dhiibay ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku sugan gobolka Bakool Waxaana magaciisa lagu sheegay Aadan Cabdow Xareed

Taliyaha Ururka 51 ee guutada sagaalaad Deyrow macalin Cabdi iyo Taliyaha qeybta booliska gobolka Bakool Cabdullaahi Xasan Cabdullaahi ayaa sheegaya in sarkaalkan uu isku soo dhiibay ciidamada dowladda, isla markaana Al-Shabaab ku biiray waqti hore.

 

Xafiiska Wararka  BoramaNews

BoramaNews.com

Related posts

“Somaliya Waxaan Leeyahay Hanagu Mashquulina” Siyaaasi Xuseen Dayr

Bnnstaff Bnnstaff

Taliyihii Ciidamada Gobolka Amxaarada Oo Kasoo Muuqday Maxkamad

Bnnstaff Bnnstaff

Dowladaha Iiraan Iyo Shiinaha Oo Maanta Kala Saxiixday Heshiis Rubuc Qarni Soconaya

Bnnstaff Bnnstaff

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More