Borama News Network

Sacuudiga: Xidhiidhka Aan La Yeelanno Israel Wuxuu Ku Imaan Karaa Oo Kaliya In La Dhiso Dowlad Falastiin

Diblomaasi u dhashay Sucuudiga ayaa toddobaadkan sheegay in dalkiisu uu xiriir caadi ah la samaysna doono Israaiil keliya hadidi ay dhabooobo hannanaka in laba waddan oo jaar ah ay kala yeeshana Israa’iil iyo Falastiiniyiinta.

Safiirka Sacuudiga ee Britain Amiir Khalid bin Bandar ayaa u sheegay Idaacadda BBC 4 in boqortooyda Sacuudigu ay doonaysay nabad ay la gasho Israa’iil tan iyo hindisaha nabadeed ee Carabta ee 2002-dii balse aysan noqon doonin “mid wax u dhibta shacabka Falastiin”.

Related posts

Deg Deg:- Suldaanka Guud Ee Beelaha Habaryoonis Oo Sheegay In Uu Dagaal la Qaatay Beelaha Dhulbahante

Abdiaziz Bnnstaff

Israa’iil iyo Xisbullah oo qarka u saaran in uu dagaal ka dhex qarxo

Abdiaziz Bnnstaff

Ukraine oo soo ridday ku dhawaad toban diyaaradood oo aan duuliye lahayn oo Ruushku leeyahay

Abdiaziz Bnnstaff