Jenaraal Maxamed Xamdaan Daagalo oo qirtay in lagaga adkaaday Khartuum
Hoggaamiyaha Ciidanka Gurmadka Degdegga ah ee Suudaan, Maxamed Xamdaan Daagalo (Hemedti), ayaa qirtay in kooxdiisu ay ku guuldarraysatay haysashada caasimadda Khartuum, sida u uku sheegay...