Author : Abdiaziz Bnnstaff
Xamaas oo markii ugu horreysay looga banaanbaxay Qasa gudaheeda
Boqolaal qof ayaa isugu soo baxay magaalada Gaza, iyagoo dalbanaya in dagaalka la joojiyo, isla markaana Xamaas ay xukunka ka degto, mudaaharaadkii ugu ballaarnaa oo...
Wax badan ka ogow diyaaradda dagaal ee casriga ah ee Akinci oo dhawaan Soomaaliya heshay, maantana la sheegay inay ‘hawlkeeda bilaabeyso’?
Diyaaradan Akinci waa oo ah nooca aan duuliyaha lahayn ayaa ka mid ah kuwa ugu horumarsan dhanka ciidamada, waxaana soo saarta shirkadda duulista iyo difaaca...
Ciidamada Suudaan oo lagu eedeeyay in ay boqolaal qof ku dileen weerar cirka ah oo ka dhacay suuqa Daarfuur
Mid ka mid ah kormeerayaasha dagaalka ee Suudaan ayaa ku eedeeyay millatariga inay weerar xagga cirka ah ku dileen boqolaal qof kaas oo ay ay...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo dib ugu laabtay furimaha Dagaalka
Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta dib ugu laabtay furimaha dagaalka halkaas oo labadii cisho kahor uga soo tagay la kulanka wafdiga sare uu...
Qaramada Midoobay Oo Ka Digtay Rabshada Ka Dhanka Ah Shacabka Koofurta Suudaan
Nicholas Haysom oo ah Madaxa howlgalka Qaramada Midoobay ee Koofurta Suudaan loona soo gaabiyo UNMISS ayaa ka digay rabshadaha kasoo cusboonaaday Dalkaas oo galaaftay nolosha...
Ilhan Cumar “Aniga & Elon labadeenna waxa aan Maraykanka ku nahay soogalooti marka dadka loo diyaarinayo tarxiil”
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka falcelisay qaraar dhowaan la diyaariyay oo ah in xil ka xayuubin lagu sameeyo kaddibna loo masaafuriyo Soomaaliya oo asal ahaan...