Mucaaradka ugu weyn Turkiga oo sheegay inay maanta joojinayaan dibedbaxyada
Iyadoo dibedbaxyo xooggan ay habeenkii lixaad ka dhaceen magaalada Istanbul ee dalka Turkiga, xisbiga mucaaradka ee dalkaas, CHP, ayaa sheegay in isu soo baxyadii waaweynaa...