Farmaajo oo siyaasiyiinta kale kula biiray soo dhaweeynta gogoshii uu ku baaqay Xasan Sheekh, talona siinayay madaxweynaha
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa soo saaray gogoshii uu ku baaqay Madaxweynaha dowladda federaalka ah ee Xasan Sheekh Maxamuud ka dib war...