Author : Abdiaziz Bnnstaff
Ka dib Pakistaan dal kale oo Muslim ah iyo Hindiya oo goradda isla galay
Wax ku bilowday baaqyo dadweyne oo ah in la joojiyo u safaridda Turkiga ayaa hadda isku baddeshay xiisad ballaaran, iyadoo Hindiya ay goysay xiriirkii ganacsiga...
Shirkada DP World oo la wareegaysa dekad ku taalla dalka Suuriya
Hay’adda Guud ee Xuduudaha Badda iyo Dhulka ee dowladda Suuriya iyo shirkadda caalamiga ah ee DP World, oo xarunteedu tahay magaalada Dubai, ayaa kala saxiixday...
“Wax badan oo wanaagsan baa dhici doona bisha soo socota” Trump oo ka hadlay xaaladda Qasa
Donald Trump ayaa hadda la hadlay saxafiyiinta xilli uu ka soo kicitamay bariga dhexe. Madaxweynaha Mareykanka oo la weydiiyay in uu taageersan yahay qorshaha Israa’iil...
‘‘Dhammaantayo waxaan sugeynaa geeri” ayuu yidhi nin ka dib markii la dilay walaashii oo uur leh
Nin reer Khan Younis oo ku sugan koonfurta Qasa ayaa noo sheegay in walaashiis oo uur leh lagu dilay gurigeeda, iyadoo aan weli maqalno dadka...