Author : Abdiaziz Bnnstaff
Kuuriyada Waqooyi oo markii ugu horreysay qiratay in ciidamadeedu Ruushka ka caawiyaan dagaalka Ukraine
Kuuriyada Waqooyi ayaa markii ugu horeysay xaqiijisay in ay ciidamo u dirtay Ruushka si ay uga caawiyaan dagaalka Ukraine. Warbixin lagu daabacay wakaaladda wararka dowladda...
Mareykanka oo duqeyay deegaanno Xuutiyiinta Yemen iyo faahfaahin ka soo baxaysa khasaaraha ka dhashay Yemen
Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay duqeyn diyaaradeed oo Axadii shalay ka dhacday caasimadda Sanca, sida uu sheegay TV-ga Al Masirah ee xiriirka la...
Baroordiiq looga dhawaaqay Iran iyo dadka oo loogu baaqay in ay guryaha joogaan
Baroordiiq ka jirtay dalka Iran ayaa isu rogtay caro ka dib markii qarax weyn oo ka dhacay dekedda ganacsi ee ugu weyn dalkaas ay ku...
Ninka ‘ka tirsanaan jiray sirdoonka Soomaaliya’ ee hadda ka midka ah madaxda sar sare ee al-Shabaab Kooxda al-Shabaab
Mahad Karate waa mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha ugu awoodda badan ee ururka Al-Shabaab oo iyaga iyo dadka deegaanka oo kaashanaya ciidamada dowladda uu dagaal...