Author : Abdiaziz Bnnstaff
Raysal Wasaaraha Pakistan Oo Wacad Ku Marah In Ay Ka Aarsan Doonaan Dalka Hindiya
Waxaa weli taagan xiisadda u dhaxeysa dalalka Pakistan iyo Hindiya, ka dib markii ay Hindiya shalay gantaallo ku weerartay dalka Pakistan iyo qeybta ay Pakistan...
Hadal Uu Jeediyay Madaxwaynaha Dalka Maraykanka Oo Ka Cadhaysiiyay Israa’iiliyiinta
Hadal ka soo yeeray madaxweyne Trump oo la xiriira tirada dadka Israa’iil ee Qasa lagu haysto ayaa dhaliyay caro badan oo qoysaskooda ah. Wuxuu sheegay...
Farmajo oo si adag uga hadlay shirkii Wadatashiga Qaran oo Muqdisho lagu soo gabagabeeyay
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay shirkii Madasha Wadatashiga Qaran, kaas oo xalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho. Waxaa uu madaxweyne...
Trump oo sheegay inuu ka xumaaday diidmada Mexico ee in dalkaasi la geeyo Ciidan Mareykan ah
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in dhigiisa Mexico, Claudia Sheinbaum, ay diiday dalab uu u soo jeediyay oo ahaa in ciidamo Mareykan ah loo...
Howlgalka soo saarista Shidaalka Soomaaliya oo maraya meel gabogabo ah
Waxaa meel dhammaad ah mareysa sahmintii Turkigu ka waday biyaha Soomaaliya, sida laga soo xigtay Ilo xog ogaal ah oo ka tirsan Dowladda Turkiga. Sida...