Author : Abdiaziz Bnnstaff
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay oo shir gaar ah ka yeelanaya xaaladda Soomaaliya.
Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ayaa qorshaynaya kulan gaar ah oo la asteeyay in uu dhaco 31 abriil 2025, kaas oo looga looga doodi doona xaaladda...
Madaxweynaha Axmed al-Sharaa, Suuriya oo markii u horreysay booqanaya dalka Imaaradka Carabta
Madaxweynaha Suuriya, Axmed al-Sharaa, ayaa markii ugu horreysay booqan doona Isutagga Imaaraadka Carabta (UAE), sida lagu sheegay bayaan kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Suuriya....
Ciidamada Puntland oo howlgallo ay ka fuliyeen Buuraha Caalmiskaad ku qabtay hub iyo Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn
Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo ay Ciidanka Puntland ka fuliyeen deegaannada buuraleyda ee gobolka Bari, sida saraakiisha Amniga ay tilmaameen. Howlgallada ayaa...
Mareykanka Oo Sheegay In Ay Kordhinayaan Duqeymaha Ay Ka Fuliyaan Buuraha Gobolka Bari
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa magaalada Boosaaso kula kulmay Taliyaha Hawlgalada Gaarka ah ee Maraykanka ee Bariga Afrika, Colonel Ed Norris, iyo...
Midowga Yurub iyo Booliiska Soomaaliya oo ka wada hadlay tayeynta Ciidamada iyo ka hortagista dambiyada
Madaxa Hawlgalka EUCAP Somalia, Kęstutis Lančinskas, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi, kaas oo ka dhacay Xarunta Dhexe...