Borama News Network

Calanka Soomaaliya Oo Shalay Laga Taagay Xarunta Looga Taliyo Toronto

Magaalada Toronto ee dalka Canada oo ay deggen yihiin Soomaalida ugu badan marka loo eego magaalooyinka kale, ayaa laga saaray shalay calanka Soomaaliya munaasabadda 26-ka June darteed.

Calan-saarka ayaa ka dhacay xarunta looga taliyo magaalada Toronto ee City Hall.

Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa arrimahan ka wareystay Cali Muudey oo kamid ah madaxda ururka TODAY oo hirgaliyay munaasabaddaas, ugu horreyna waxa uu waydiiyay munaasabadda iyo waxa ay ku saabsaneyd.

 

 

Related posts

Turkiga Oo Balanqaaday In Uu La Shaqaynayo Madaxwaynaha La Doortay Ee Somaliland Ee Cabdiraxman Ciro

Abdiaziz Bnnstaff

Maxaa Soomaaliya u hirgeliyay tan iyo markii laga cafiyay Dayntii muddo dheer lagu lahaa?

Abdiaziz Bnnstaff

“Sanaag Waa Lagu Soo Duulay Ciidan Ayaana Hareera Jooga ”Guddomiyaha ururka Rejo Cabdilaahi Dahab

Abdiaziz Bnnstaff