Category : Somali News
Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Weerarka Xisbullah Ay Ku Qaadday Saldhig Ciidan Oo Ku Yaalla Waqooyiga Israa’iil Iyo Khasaare Ka Dhashay
Weerar ay fuliyeen diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee Xisbullah ayaa lagu dilay ugu yaraan afar askari oo Israa’iiliyiin ah, tiro kalena waa lagu dhaawacay. Milatariga...
Mareykanka Oo Gantaallada Difaaca Cirka Iyo Askar u Diraya Israel
Dowladda Mareykanka ayaa Axaddii shalay ku dhawaaqday in ay gantaallo casri ah oo nooca difaaca cirka ah ee loo yaqaan THAAD iyo ciidamo Mareykana ah...