Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu ayaa si dirqi ah uga badbaaday isku day dil oo lala damacsanaa kaddib markii gurigiisa lagu weeraray diyaaradaha nooca duulliye...
Xisbullah ayaa sheegtay inay fuliyeen weerar loo adeegsaday diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay ku qaadeen qaar kamid ah ciidanka Israa’iil ee fariisinta ka dhigtay...