Category : Somali News
Kenya Oo Madaxwayne Ku Xigeen Cusub Loo Magacaabay Ka Dib Markii Xilka Laga Qaaday Madaxwayne Ku Xigeenkii Hore
Madaxweynaha Kenya, William Ruto, ayaa madaxweyne ku xiigeenka dalka u magacaabay Prof Kithure Kindiki, kaas oo bedeli doona madaxweyne ku xiigeenkii hore ee dalka Rigathi...
Sida Ay Israa’iil Ku Heshay Una Dishay Hogaamiyihii Xamaas Yahya Sinwar
Ciidamada Israa’iil ayaa in ka badan sanad waxa ay ugaarsanayeen hogaamiyaha Xamaas, kaas oo lagu waayay Qaza wax yar ka dib markii uu abaabulay weeraradii...
Dowlada Masar oo heshiis la gashay inta badan Dalalka Xuduudaha la wadaaga Itoobiya & welwelka Addis Ababa oo sii kordhay
Dowladda Masar ayaa bilihii u dambeeyay heshiisyo dhinacyo kala duwan ah la gashay Dalalka ku hareereysan Itoobiya oo dhammaan ay horay mid weliba xadgudub ugu...
Somaliland Oo Sheegtay In Ayna Dowlada Fadaraalka Somaliya Aanay Wax Lug Ah Ku Lahayn Doorashooyinka Ka Dhacaya Somaliland
War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Arimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Iskeed Madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa lagu cambaareeyay, hadalkii Wasiirka Arimaha Dibadda ee Soomaaliya...
Uganda Oo Markii Ugu Horaysay Yeelanaysa Wada Tareen Oo Ku Kacaysa Balaayiin Dolar
Uganda ayaa sheegtay in shirkad laga leeyahay dalka Turkiga ay la saxiixatay heshiis ku kacaya saddex bilyan oo doolar oo lagu dhisayo khad tareen koronto...