Category : Somali News
Madaxweynaha cusub ee Itoobiya oo sheegay in ay fulinayaan heshiiska ay la galeen Somaliland
Madaxweyne cusub ee Itoobiya, Taye Atske Selassie oo khudbad dhinacyo badan taabaneysay kaga hadlay xaaladda geeska Afrika iyo heshiiska ay la galeen maamulka Somaliland. Isagoo...
Dowlada Soomaaliya Oo War Cusub Ka Soo Saartay Xiisada Itoobiya Iyo Bixitaanka Ciidamadooda.
Dowladda Soomaaliya ayaa ku eedeysay Itoobiya inay ka baxday doorkii loo igmaday ee nabad ilaalinta Soomaaliya, taasoo salka ku haysa dhaqdhaqaaqyada Itoobiyaanka ee aan la...
Axmed Madoobe Oo Isaga Baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka Dibna Ugu Laabtay Magaalada Kismaayo
Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) oo isaga baxay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka ee ka socda Magaalada Muqdisho ayaa dib ugu laabtay Magaalada...
Maxaan ka ognahay dhulgariirka ka dhacay Addis Ababa iyo qeybo kale oo Itoobiya ah?
Dhulgariir cabbirkiisu yahay 4.9 magnitude ayaa fiidnimadii xalay laga dareemay deegaanka Awash Fentale ee dalka Itoobiya. Machadka arrimaha hawada ee Jaamacadda Addis Ababa ayaa xaqiijiyay...
xuska sannad guuradii weerarkii Xamaas ee Israel iyo dhibanayaasha oo isugu baxay meel fagaare ah
Ehelada iyo saaxiibada boqolaal qof oo lagu dilay goobta caweyska muusikada ahayd ee Nova Music Festival ee Re’im, Israel, 7-dii Oktoobar sanadkii hore, ayaa maanta...
Markab Sahmin Doona Shidaal Oo u Shiraacday Xeebaha Dalka Soomaaliya
Sabtidii shalay, waxaa si rasmi xeebta Isatnbul ee dalka Turkiga uga soo shiraacday markabka sahminta iyo cilmi baarista gaaska iyo saliidda ee dowladda Turkiga, kaas...