Ra’iisul Wasaare Xamsa “Qurba Joogteenna Soomaaliyeed Waxa Ay Buuxiyeen Kaalintii Dowladnimada.”
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa khudbad ka jeediyay Shirka Qurbajoogta Soomaaliyeed, kaas oo ka dhacay dalka Turkiga. Ra’iisul Wasaare Xamsa ayaa...