Maxaan ka ognahay dhulgariirka ka dhacay Addis Ababa iyo qeybo kale oo Itoobiya ah?
Dhulgariir cabbirkiisu yahay 4.9 magnitude ayaa fiidnimadii xalay laga dareemay deegaanka Awash Fentale ee dalka Itoobiya. Machadka arrimaha hawada ee Jaamacadda Addis Ababa ayaa xaqiijiyay...