Ra’iisul Wasaarihii Japan Fumio Kishida oo is casilay & qofka buuxinaya Booskaas oo la ogaaday
Aroornimadii hore ee Talaalada maanta ah waxaa Dalka Japan is casilay Ra’iisul Wasaarihii Dalkaas Fumio Kishida iyo xubno katirsan Wasiirradiisa iyada oo tallaabadaan la hadal...