Category : Somali News
Gabar 5 jir ah oo la sheegay in dabaq laga tuuray oo u geeriyootay dhaawicii kasoo gaaray
Maryan Mahad Caddow oo ah Gabar 5 jir ah oo shalay la sheegay in laga soo tuuray Dabaq ku yaalla Degmada Cabdicasiis ee Gobolka Banaadir...
Isreal Oo Duqaymo Ka Gaysatay Dekeda Xudayda Ee dalka Yeman
Isra’il ayaa sheegtay in Axaddi shalay ay duqeysay bartilmaameedyo ay Xuutiyiinya ku leeyihiin dalka Yemen, iyada oo weerarkaan ku sheegtay mid ay uga jawaabeyso madaafiic...
Dowlada Sucuudiga Oo Shaacisay In Ay Taageero Siinayo Dalka Lubnaan
Bayaan goor dhow ay soo saartay dowladda Sacuudiga, ayaa waxay ku sheegtay in Sacuudiga uu taageerayo Lubnaan, iyadoo dhanka kalana ku baaqday in la ilaaliyo...
89 Qof Oo Ku Dhintay Duufaan Xoogan Oo Ku Dhifatay Gobolo Ka Mid Ah Dalka Maraykanka
Malaayiin qof oo ku nool gobollada Koonfur-bari ee Maraykanka ayaa Axaddii shalay bilaabay howlo isugu jira nadiifin iyo dayac-tir, kaddib marki roobab watay dabaylo iyo...
Weerarada Isreal Ee Gudaha Dalka Lubnaan Oo Laga Cabsi Qabo In Uu Barakac Ka Dhasho
Duqeymaha Israa’iil ee sii socda ayaa laga yaabaa inay ilaa hal milyan oo qof ku qasbaan inay ka barakacaan guryahooda guud ahaan dalka Lubnaan, sida...
Itoobiya oo difaacday is af-garadkii ay Somaliland la gashay iyo Masar oo mar kale Soomaaliya u muujisay garab istaag
Itoobiya ayaa difaacday heshiiskii is af-garadka ahaa ee ay la gashay Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland, horraantii sanadkaan. Wasiirka arrimha dibadda Itoobiya Taye...
Israa’iil oo wali duqaymo ku wadda Lubnaan iyo Iran oo aargoosi wacad ku martay
Wararka ka soo baxaya Lubnaan ayaa waxay sheegayaan in Israa’iil ay wali sii waddo duqaymaha ay ka waddo halkaas. Wararka ay baahineyso warbaahinta gudaha ayaa...