Category : Somali News
Wararkii ugu dembeeyey ee xaaladda Lubnaan iyo tirada dhimashada oo gaadhay wax ka badan afar boqol
Ugu yaraan 492 qof ayaa lagu dilay duqeymo xooggan oo ballaaran oo ay Israa’iil ku qaadday Xisbullah oo ku taal Lubnaan, wasaaradda caafimaadka ee dalka...