Category : Somali News
Dhawr iyo labaatan qof oo ku dhintay qarax ka dhacay god laga qodo dhagax dhuxulka
Qarax gaas ayaa ka dhacay god laga qodo dhagax dhuxulka oo ku yaala koonfurta gobolka Khuraasaan ee dalka Iraan, kaas oo keenay dhimashada 28 qof...
Tirada dadka ku dhintay duqaymaha Israa’iil ee Lubnaan oo korortay iyo Israa’iil oo xaddiday isku imaatinada waqooyiga
Israa’iil ayaa duqeymo cirka ah ka wadda Lubnaan, waxayna xaddidaysaa isu imaatinnada magaalada Haifa iyo deegaannada kale ee waqooyiga, iyadoo ay weli sii waddo weerarrada...