Category : Somali News
Dal ka mid ah dalalka ugu badan ee dhoofiya shidaalka oo gawaaridiisa u beddelaya kuwa ku shaqeya korontada
Norway oo ka mid ah dalalka ugu badan ee dhoofiya saliida ayaa hadda waddooyinkeeda lagu isticmalaaa baabuurta korontada ku shaqeysa, marka loo eego kuwa shidaalka...
Maxkamadda Sare Oo Xukunkii Ugu Dambeeyay Ku Ridday Sayid Cali Macalim Daa’uud
Sayid Cali Macalim oo ku eedeysnaa dilka xaaskiisa ayaa ugu dambeyn laga gaaray go’aankii ugu dambeeyay ee maxkamadda sare. Maxkamadda sare ee dalka ayaa sheegtay...
Dawladda Turkiga Oo diyaarisay Maraakiibta Dagaalka Oo Loo Soo Dirayo Xeebaha Soomaaliya,
Dowladda Turkiga ayaa diyaarisay markab weyn oo nuuca dagaalka ah oo loo dirayo xeebaha Soomaaliya, waxaana markabkan la socda askar badan, sidoo kale waxaa saaran...
Dad u socday dabaaldagga Mowliidka oo shil gaari ku dhintay
Tobaneeyo qof oo Muslimiin ah ayaa ku dhintay shil ka dhacay gobolka Kaduna ee waqooyiga Nigeria. Dadkaan ayaa u safrayay magaalada Saminaka ee waqooyiga dalkaas...
Dowlada Maraykanka oo Dowlada Itoobiya U dirtay Fariin Naxdin leh oo la xariiirta Badda Soomaaliya
Dowladda Mareykanka ayaa si rasmi ah ugu dhowaaqday in aysan aqoonsan doonin heshiiska badda ee Itoobiya ay la gashay Somaliland, waxayna ku baaqday in xal...