Category : Somali News
Israel ayaa duqeysay xarumo militeri oo ku yaal Suuriya
Ugu yaraan 16 qof ayaa ku dhintay duqeymo Israel ay ka gaysatay saldhigyo militeri oo ku yaal Suuriya. Wakaaladda wararka Suuriya SANA oo xiganeysa saraakiil...
Xadhiga xildhibaan Maxamed Abiib oo toddobaad galay maxaase tallaabo ah oo la qaadi karaa?
Xildhibaan Maxamed Abiib Yuusuf ayaa weli ku xiran Xabsiga Mandheera ee magaalada Hargeysa. Golaha Wakiillada Jamhuuriyadda Iskeed ugu dhawaaqday maadxbanaanideeda ee Somaliland ayaa markii labaad...
Dad Ka Badan 50 Qof Oo Ku Dhintay Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Dalka Nigeria Iyo Faahfaahino Ka Soo Baxaya Shilkaasi
Dhimashada ka badan 50-ka qof waxay ka dhacday gobolka Bartamaha Nigeria ee Niger kaddib markii booyad shidaal ay ku dhacday gaari xamuul ah oo siday...