Category : Somali News
Dowlada Jarmalka Oo Shaqaalaysiinaysa 250 Kun Oo Kenyaan Ah Iyo Nuucyada Shaqo Ay Qabanayaan Dadkaasi
Waxaa la maqlay in Jarmalka uu albaabada u furayo 250 kun oo shaqaale Kenyan ah. Waxaa la sheegay in 250,000 oo shaqaale Kenyan ah oo...
Dowladaha Kenya Iyo Jarmalka Oo Wada Gaadhay Heshiis Dhanka Socdaalka Ah
Kenya iyo Jarmalka ayaa gaaray heshiis dhanka socdaalka ah oo lagu wado in la saxiixo galinka dambe ee maanta iyadoo madaxweyne William Ruto uu booqanayo...
Dalka Sweden Oo Kumanaan Doollar Siinaya Dadka Dalalkooda Dib Ugu Laabanaya
Shalay oo Khamiis ahayd ayaa dowladda Sweden waxaa ay sheegtay inay qaadi doonto tallaabooyin lagu dhimayo tirada dadka soo galootiga ah ee dalka ku sugan....
Qaybo ka mid ah dalka Nigeria oo daadad harqiyeen iyo malaayiin qof oo ku barakacay
Guddoomiyaha gobolka Borno ee dalka Nigeria ayaa sheegay in ilaa laba milyan oo qof lagu qiyaasay inay hadda saameeyeen daadad ku dhuftay gobolka waqooyi bari....
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin Oo NATO Uga Digay Dagaal Ay La Gasho Ruushka
Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa uga digay Nato inay halis ugu jirto inay dagaal la gasho Ruushka, haddii Yurub iyo Maraykanku u ogolaadaan Kyiv inay...
Madaxweynaha Senegal Oo Kala Diray Baarlamaanka Dalkaasi Iyo Sababta Loo Kala Diray Oo La Shaaciyay
Madaxweynaha Senegal, Bassirou Diomaye Faye, ayaa kala diray baarlamaankii dalkaas oo badnaa xisbiyada mucaaradka, ka dib muddo shan bilood ah oo uu xafiiska hayay.Talaabadan ka...
Ciidamo gaar ah oo Israa’iil leedahay oo weerar khasaare gaystay ka fuliyay gudaha Suuriya
Mareykanka ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Israa’iil ay ka dambeeyeen weerar lagu hoobtay oo lagu qaaday goob ciidan oo ku...