Ra’iisul Wasaare Xamsa & Madaxweyne Laftagareen oo kulan wadajir ah la qaatay Senatarrada Aqalka Sare ku metala Koofur Galbeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre iyo Madaxweynaha Dowlad-Goboleedka Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan gaar ah la qaatay Senatarrada Dowlad-Goboleedkaas...